Maqaalo
Qeybta Maqaalada by Sheikh Bashiir Shiil
KII NOO HAGAAGEE NOQO LOO HAN WAYN YAHAY Ilaah baa mahad leh nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabi Muxamed, intaa ka dib. Waxaan joognaa dhamaadka sannadka lagu xisaabiyo Dayaxa ama loo yaqaano Islaamiga iyo kan lagu tirsado Qoraxda…
Read 3288 times
ZAKATUL FIDRI Allaah ayaa mahad leh nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabi Muxammed, intaa ka dib. Islaamka wuxuu waajibiyey Arrimo laga doonayo qofka sheegta inuu la yimaado oo ay ugu horeyso Salaada, Zakada, Soonka iyo Xajka oo ah…
Read 2805 times
Adaabta Salaadda Ciida HORUDHAC Waxaa la wada ogsoon yahay ummad walba waxay leedahay ciido u gaar ah iyo meelo gaar oo ay weyneeyaan. Annagu haddaan Muslimiin nahay waaxaan leenahay labo ciidood oo kaliya. Kuwaasoo kala ah 1. Ciidda Soonfur…
Read 2363 times